Teendhooyinka Roobka laga galo Oo la gaarsiiyay Dadka aan hoyga Haysan ee ku nool Degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir.

0
616

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Si looga jawaabo culeysyada bani’aadanimo ee ka dhalatay Roobabka Deyrta ee ka da’ay Gobalka Banaadir ayaa Waxaa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka iyo Wasiirka Arrimaha gudaha DFS waxay si wadajir ah u dhagax dhigeen ilaa 600 oo teendho oo loo dhisayo dadkii guriyahooda uga barakacay Daadadkii Roobabka.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here