Tababar lagu baranaayay Fagaare ka hadalka oo Magaalada Baydhabo lagu qabtay.

0
351

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dhalinyarada dhigata Jaamacadaha iskuulada Dalka kuwa Raba inay Noqdaan Hogaamiyaasha Beri iyo Bulshadooda Lahadlaan ayaa Waxaa Jira kuwa aan Dad Hor imaan Karin Hadalna Ka jeedin kuwaa oo u baahan in La baro sida Fagaarayaasha Looga Hadlo Mana jirto Goobo Lagu Barto Cilmiga Fagaara Ku Hadalka ah Balse Aadan Ibraahim Kuusow OO ah Wiil DHalinyra Ardey ah Bartayna Cilmiga Fagaara Ku Hadalka wuxuu Markiisa Ugu Horeysay Magaalada Baydhabo Ku Qabtay Towbar Lama Maalin ardeyda Magaalada Lagu Barayay Siday Dhalinyrada Muhiim uga tahay inay ku dhiiradaan Barashada Fagaara Ku Hadalka ah.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here