Tartanka soo nooleynta Hidaha iyo dhaqanka Oo Baydhabo lagu soo gaban gabeeyey.

0
38

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tartanka dhaqanka Xaafadaha Baydhabo ayaa la soo gebagebeeyey ka dib mudo sedax Todobaad ah oo socdey, waxaana ka qeybgalay dhamaan xaafadaha Baydhabo ee 10-ka ah

Barnaamijkan oo Mudo Seedax Todabaad ah ka socdey Magalada ayaa loo qabtey Sidii loo Soo bandhigi lahaa Mashaariicyarada Hormarineed ee ka Socda Magalada Baydhabo gaar ahaan Dhishamaha Laamiyada Sida casriga ah ee loo dhisey, Sidoo kale inta uu socdey barnaamijkaan waxaa tartan loo qabtey Xaafafaha Magaalada Baydhabo iyagoona ku tartamayey Dheel-dhaqameedka ay yeelihiin Dadka Koonfur galbeed, waxaana Maanta la abaalmariyey Sedaxdii Xaafadood ee ku kala guuleystey tartankaas .

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here