Tartanka Qur’aanka Kariimka Oo ka Bilowdey Magaalada Baydhabo

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Baydhabo xarunta gobolka Baay ayaa waxaa si toos ah ugu socdaa tartankii Qur’aan akhriska bisha ramadaan kaasi oo ku tartamaya arday ka kala socota degmooyin ka koonfur galbeed soomaaliya.

Tartanka ayaa waxaa markiisii ugu horeysay dhax dhaxaadin doontaa Mu’asasada Manaara iyadoona ay soo qaban qaabisay wasaaradda Diinta iyo arimaha Awqaafta maamulka koonfur galbeed soomaaliya.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here