Tartanka Kubadda Cagta Kooxaha heerka 1aad Oo lagu qabtay Jowhar.

0
68

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tartankaan Kubada Cagta ee ka bilowdey Magaalada Jowhar ayaa waxaa soo qaban qaabisey Xiriirka Kubadda Cagta degmada Jowha, waxaana ka qeyb galaya Kooxaha Heerka Koowaad. Qaar ka mid ah Ciyaartoyda ka qeyb galeysay Ciyaartan ayaa soo dhaweeyey furitaanka ciyaartan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here