Tartanka Kubadda Cagta Degmooyinka Puntland Oo Gaalkacyo Lagu soo gabagabeeyey.

0
204

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada Galdogob ayaa ku guuleysatay tartankii kubbada cagta degmooyinka Gobalka Mudug ee maamul gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland kaasi la soo gaba gabeeyay.

Cayaartii kama dambeysta ahayd ee tartanka degmooyinka gobalka Mudug ayaa waxaa isaga hor yimid degmooyin kala ah Galdogob iyo Gaalkacyo waxaana daqiiqadihii cayaarta loogu tala galay ay isla dhaafi waayeen bar bar dhac 0-0 ah hase ahaatee cayaartoydii degmada Galdogob ayay u suuragashay in ay dhiggooda Gaalkacyo kaga adkaadaan 5-4 Gool ku laad.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here