Tartanka kubada Cagta ee jaamacadda Caalamiga ee Soomaliya oo laga daah furay Muqdisho

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya ayaa laga daahfuray tartankan kubadda cagta oo loo qabtay ardayda wax kabarata jaamacada Soomaali international University ee magaalada Muqdisho iyadoo looga gol leeyahay isdhaxgalka ardayda.

Tarnkan ayaa waxaa ka qeybgalaya 16 kooxood oo matalaya arday dhigata 16 kuliyadood oo kamid ah kuliyadaha lagu dhigo jaamacada Soomaali International University iyado kooxda ku guuleysata la gudoonsii doono abaalmarino.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here