Tartanka kooxaha horyaalka Kubadda Cagta Degmada Baladxaawo Oo la soo gabagabeeyay

0
72

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tartanka kooxaha horyaalka Kubadda Cagta heerka kowaad ee degmada Baladxaawo ayaa lagusoo gabagabeeyay degmadaasi, Kooxda Qadhaw ayaa ku guuleysatay tartanka 30-ka kooxood ee horyaalka kubadda cagta heerka kowaad ee degamda Baladxaawo.

Taratankan oo ahaa mid xiiso gaar ah leh ayaa waxaa qabashadiisa qayb ka ahaa Taliyaha booliska Gobolka Gedo ,iyadoona ciyaarta kamadaysta ah ay wada ciyaareen kooxaha kala ah Iskuuleey iyo Qadhaw iyadoona ay guusha Gool ku laad ku raacday kooxda Qadhaw oo koobka sidaasi ku qaaday.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here