Tartanka Kooxaha Heerka koowaad Oo Lagu soo gaban gabeeyey Degmada Luuq.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Garoonka kubada Cagta Degmada Luuq oo lagu soo gaba gabeeyay Tartanka Kooxaha Heerka Koobaad oo in muda halkaas kasocday .

Tartankaan oo in muda ah kasocday garoonka kubada cagta Degmada Luuq ayaa waxaa ciyaarta kama danbaysta wada ciyaaray labada kooxood ee kala ah Hormuud iyo Golden.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here