Tartanka Koobka Horumarinta Ciyaartoyda KG Oo Ka furmay Magaalada Xudur

0
42

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Koobka horumarinta ciyaartoyda koonfur galbeed ayaa ka furmay degmada Xudur xarunta gobolka Bakool kaasi oo ka ciyaari doonaan kooxaha heerka koowaad ee ka dhisay degmada Xudur iyagoona laga fiirinaayo tayada kooxaha.

Koobka ayaa waxaa lagu dahfuray kooxaha kala ah FC, Al-ahli iyo FC, IIdow, labada naadi ayaa soo bandhigeen ciyaar wanaag oo ku socotay weerar iyo weerar celis taasi oo xamaasad galisay shacabkii u soo daawasho tagay garoonka Waabari degmada Xudur.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here