Tartanka is dhax galka Ciyaaraha Degmada Diinsoor Oo Meel gebageba maraya.

0
106

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Degmada Diinsoor Ee Gobolka Baay ayaa waxa ka socda Tartanka Ciyaaraha iyo is dhaxgalka Bulshada oo u dhexeeya Kooxaha ka dhisan Magaalada waxaana loogu tala galay in dhalinyarada kaga mashquulaan waxyaabaha halis gelin kara Noloshooda.

Tartanka Ciyaaraha ka socda Diinsoor ayaa hada maraya heerkii ugu dambeeyey iyadoo kaliya laba koox isku soo hareen si loo dhiiri geliyo islamarkaana loogu wacyigeliyo dhalinyarada ilaalinta Nabada iyo badqabka Noloshooda ayaa Maamulka Degmada iyo Xilibaano ka tirsan KG ku booriyey in Ciyaaraha si wanaagsan ku soo gabagabeeyaan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here