Tartanka hal-abuurka iyo Horumarinta dhaqanka Oo Lagu dah-furey Muqdisho

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa Gobolka Banaadir lagu daahfurey Tartanka Horumarinta,Hal abuurka Hidaah iyo dhaqanka soomaaliyeed ee dhalinyarada Gobolka Banaadir taas oo lagu weeyneynayo Maalmaha Xuriyda dalka oo ku beegan Maalinta Bari ee 26-ka june.

Waxaana Dahfurka Tartankan oo ay Marti gelisay Degmada Wadajir Ee Gobolka Banaadir ka qeyb-galay Degmooyinka ku tartama ay yihiin Wadajir, dharkeenlay, Kaxda, Garasbaaley iyo Dayniile iyadoo Dhalinyaradan degmooyinka ku tartamaya Gabayo, dhaanto,heeso iyo Ciyaaro kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyrahmang Mahamed Ahmed Odey 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here