Tartanka Gooldhalinta Premier League Oo Meel Xiiso Leh Maraya

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy)Tartanka gooldhalinta horyaalka Premier League ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo xiddigo badan soo bandhigeen qaab ciyaareed heer sare ah.

Xiddiga Erling Haaland ayaa hogaaminaya gool dhalinta isaga oo dhaliyay 10 goo ilaa haatan horyaalka premier League.

Haaland ayaa ugu yaraan 4 gool ka horeeya xiddiga ku xiga isaga oo hogaaminaya tartanka gooldhalinta horyaalka.

Xiddiga Brentford Bryan Mbeumo iyo xiddiga chelsea ee Cole Palmer ayaa dhinacooda dhaliyay min 6 gool ilaa haatan horyaalka.

Xiddiga Liverpool ee Luis Díaz ayaa dhaliyay 5 gool halka xiddiga Chris Wood, Danny Welbeck, Jhon Durán, Kai Havertz iyo Mohamed Salah ayaa dhinacooda dhaliyay min 4 gool.

Halkan kaga bogo xiddigaha ugu goolasha badan:

Erling Braut Haaland (Man City) 10 Gool

Bryan Mbeumo (Brentford) 6 Gool

Cole Palmer (Chelsea) 6 Gool

Luis Díaz (Liverpool) 5 Gool

Kai Havertz (Arsenal) 4 Gool

Mohamed Salah (Liverpool) 4 Gool

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here