Tartanka Ciyaareed Loogu Magac darey Ramadaan Cup Oo Laga Dah-furey Jowhar.

0
56

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Ururka Kubada Cagta ee dowlada Gobolleedka Hirshabeelle oo Kaashanaaya Wasarada Dhalinyarada iyo ciyaaraha ee maamulka Hirshabelle ayaa magalada jowhar ka furey Tartanka Kubada Cagtada Ee bisha Barakeysan ramadaan kaasi oo lagu qabanaaya dhamaan Degmooyinka dowlada gobolledka hirshabeele.

Waxaana tartanka lagu daahfurey kooxoyinka kala ah banaani iyo jobkey oo labadoodaba ka dhisan magalada jowhar.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here