Tartanka Ciyaaraha Kubada Cagta Xudur Oo heer gebagebo maraya

0
116

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Koobka Bakool League ee ka socda Degmada Xudur ee xarunta gobolka bakool ayaa soo gaarey heerkiisa Finalka taasi oo ku tartamayeen sedeed koox oo heerka koowaad ah kuwaasi oo soo bandhigay ciyaaro aad heerkooda u sareeyo.

Koobkaan loogu magacdarey Bakool League ayaa muhiimaddiisa waxay aheyd sidii loo xoogin lahaa is dhaxgalka bulshada degmada Xudur iyadoona degmada Xudr ay kamid tahay degmooyinka KGS ee sida aadka ah loogu taageero isbootiska.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here