Tartanka Ciyaaraha Kubada Cagta Kooxaha Heerka 1aad Oo Ka Furmey Degmada Jowhar.

0
21

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tartankan Horyaalka kubada cagta ayaa loo qabtey Koxxaha ka dhisan Degmada Jowhar Ee heerka 1aad waaxaana uu ku furmay Garoonka ciyaaraha Xaseey Kumaari iyadoo Dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid xaafadaha ay ka kooban tahay Degmada ay u soo daawasho tegeen Ciyaarta

Kooxaha Banaaneey iyo Ceymis ayaa lagu daah furay Tartanka, waxaana ka qeybgalay Gudoomiyaha waxaana ka qeyb galay Madax ka tirsan Maamulka Hirshabeele iyo Maamulka Degmada Bahda Ciyaaraha Jowhar.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here