Tartanka Ciyaaraha kooxaha Xaafadaha Baydhabo Oo la soo gabagabeeyay

0
71

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tartankan loogu magac darey is dhaxgalka Bulshada ayaa soo socdey Mudo Bil ka badan, waxaana ka qeyb galay Kooxaha ka dhisan Xaafadaha Magaalada Baydhabo si dhalinyarada loo mashquuliyo islamarkaana Bulshadana u dareemaan Qiimaha Nabada ay leedahay ayaguna dhankooda kaga qeyb qaataan.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here