Tartanka Ciyaaraha Kooxaha Heerka Labaad Oo Baydhabo Ka Furmey

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Garoonka kubadda cagta Magaalada Baydhabo Dr, Ayuub ayaa waxaa si toos ah uga bilowday kaabka kooxaha heerka labaad taasoo ka qeyb gali doonaan kooxaha kala ah F.C Salaamay, F.C Tikootar, F.C BBG, F.C Howlwadaag, F.C Sh/ Asharow iyo F.C Shimiteeri.

Kulankii koowaad ee furitaanka tartanka kooxaha heerka labaad ayaa waxaa lagu furay F.C Salaamay V.s F.C Tikootar kulankaasi oo guusha 5-0 ku adkaatay kooxda F.C Salaamay.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here