Tartanka Ciyaaraha Heerka Sedexaad Magaalada Baydhabo Oo la soo gabagabeeyey.

0
78

Baydhabo (Raathiyow Arlaathy) Tartankan Ciyaaraha heerkiisa Sedexaad oo mudo soo socdey Garoonka Kubadda Cagta Ee Dr Ayuub Magaalada Baydhabo kaasoo u dhexeeyey kooxaha heerka sedexaad magaalada ka dhisan

Tartanka ayaa ugu dambeyn isugu soo horey Kooxaha Fc Daarusalaam iyo Fc Booshaal sidaasna ay guusha ku raacdey Kooxda Fc Daarusalaam halkaasna lagu gudoon siiyey Abaal marintii Gudiga uga tala galay halka kooxda labaad iyaduna lagu gudoon siiyey abaal marin.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here