Tartanka Cayaaraha is dhaxgalka Bulshada Oo lagu soo gabagabeeyey Degmada Waajid.

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) koobkan oo loogu magacdaray isdhax-galka bulshada Oo Muddooyinkii Dambe ka socday Degmada Wajida Ee Gobalka Bakool ayaa waxa ku soo qeyb galay masuuliyiin ka soocto wasaarada waxabarshada Dowlada Fadaralka soomaaliya, Maamulka degamada waajid iyo geybaha kala duwn bulushada magalada waajid oo ka soo qeyb galay koobkan oo aya ciyaarayeen labo kooxood oo ka dhisan degamada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here