Tartan Ciyaareed u dhaxeeyay Ardeyda Machadka Kulmiye oo Baydhabo lagu soo gabagabeeyay.

0
86

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tartarn Ciyaareedkan oo socdey mudo Sedax bilood ah ayuu u dhaxeeyey lix koox oo kala metalaayey Ardeyda Machadka Kulmiye kaas oo luugu magac darey Is dhaxgalka Ardeyda Machadka Kulmiye isagoona Tartanka soo maray marxalado kala duwan

Ugu dambeyn Tartankii Kulankiisa Final-ka ahaa Ardayda Machadka Kulmiye ayaana la soo gabagabeeyey, waxaana ka soo qeyb galay Ardey Macalimiin iyo Bulshada Magaalada si ay u daawadaan Ciyaarta ugu dambeysa

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here