Tartan Sheeko Sameyn ah Oo Loo Qabtay Gabdhaha Wariyaasha Muqdisho.

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhawaad konton gabdhood oo ka mid ah wariyaasha ka howlgala gobolka Banaadir ayaa waxaa loo qabtay tababar ku saabsan farsamooyinka sameynta sheekooyinka nuxurka leh iyo adeegsiga dhijitaal meediya.

Tababarkaan ayaa waxaa soo qaban qaabisay hay’adda Sowjara, wuxuuna soconaayay muddo lix maalmo kaasi lagu qiimeynaayay aqoonta gabdhahaan ay u leeyihiin sameynta sheekooyinka la xiriira lix iyo tobanka maalmood ee tacdiyadda ka dhanka ah haweenka.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here