Tartan kubadda cagta ah oo lagu soo gabagabeeyay Degmada Diinsoor.

0
95

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa Degmada diinsoor ee Gobalka Baay lagu soo gabagabeeyay koobka Horyaalka degmada kaasi oo socdey mudo bil iyo Ka badan oo u dhaxeeyay Naadiyaasha heerka 1aad ee degmadaasi.

Kooxooyinka Fc Al-aamin iyo Fc Midnimo ayaa Ciyaarta Finaalka wada ciyaaray, waxaana koobka ku guuleystay Fc Midnimo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here