Tartan Kubadda Cagta ah oo lagu soo gaba-gabeeyay Magaalada Jowhar.

0
188

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ciyaarahaan oo soo socday Muddo Dheer ayaa waxaa Taabagelinyaya NGO-ga ORDO waxaana ku tartamay 30 Kooxood ,sidoo kale Garoonka Xaseey Kumaari Xaafadda Horseed ee Magaalada Jowhar waxaa lagu soo Bandhigay Ciyaaro kale oo ka turjumaya Hidaha Iyo Dhaqanka Dalkeena Sida Ciyaarta Dharay Jabiska, Ciyaarta Orodada, Ciyaar kale oo ay kutartamayeen Gabdho oo ahaa Mid Afka lagu soo qaadayay Ukunta Digaaga iyo Ciyaarta Orodada Jawaanka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here