Tartan kubadda cagta ah oo laga daahfuray Magaalada Kismaayo.

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Garoonka Kubadda Cagta Waamo ee magaalada Kismaayo ayaa si rasmi ah uga furmay tartanka kubadda cagta xaafadaha degmada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Dowlad-goboleedka Jubbaland.

waxaa Kulanka furitaanka lagu daah-furay kooxaha kala matalayay xaafadaha Farjano iyo Guulwade oo intii ay ciyaarta socotay soo bandhigay ciyaar aad u xiiso badan islamarkaana ay u riyaaqeen taageerayaashi soo buux dhaafiyay Garoonka.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here