Tartan kubada cagta oo laga daahfuray Degmada Diinsoor.

0
53

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Waxaa degmada diinsoor ee gobolka Baay ka bilowdey Tartanka Ciyaaraha oo loo qabtey qaar ka mid ah kooxaha heerka 1aad ee Ciyaartoyda degmada oo lagu dahfuray Fc. buula haashe Vs waaberi stars waxaana furitaanka Tartarnka Ciyaaraha ka soo qeyb galey Xiriirka kubada cagta diinsoor, maamulka degmada diinsoor, qaar ka mid ah golaha deegaanka ee degmada iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here