Tartan kubada cagta ah oo laga daahfuray magaalada hargeysa

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa laga daahfuray tartan kubadda cagta ah oo loo qabtay Ardayda wax ka barata Dugsiyada Caalami iyo Al Khayr.

Tartankan ayaa loogu talagalay is dhaxgalka bulshada iyadoo sanadkasta mar la qabto

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here