Tartan ku saabsan Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka oo lagu qabtay Burco.

0
107

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Magaalada Burco ee xaruunta Gobalka Togdheer ayaa lagu qabtay tartanka Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka kaasi oo ay soo qaban qaabisay Hayada SOYDAVO.

Ujeedka tartanka ayaa waxa uu ahaa isdhexgalka dhalinyarada iyo soo nooleynta dhaqanka iyo Ciyaaraha soomaalidu gaarka u leedahay.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here