Tartan Cunta Karin ah Oo Loo qabtay Gabdhaha iskuulada Baydhabo.

0
44

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Tartanka Cunta kariska ah ayaa loo qabtey Gabdhaha Iskuulada wax ka barta waxaana qabatey jaamacadda kamil Ee Magaalada iyadoo ku tartamaayey karinta noocyada kala duwan Cunooyinka iyo Cabitaanada taas oo loogu gol leeyahay kor uqaadista Xirfadaha Gabdhaha iyo soo Bandhigida Hibadooda

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here