Tartan Ciyaareed u dhaxeeyay Ardeyda Iskuulada Oo Lagu Soo gaba gabeeyay Baydhabo

0
53

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulan ciyareedkaan oo mudooyinka uga danbeyey ka socodey magalada baydhaba islamarkaasina loo qabtey ardey ka kala socotey mashruuca bar ama baro ayaa waxaa lagu soo geba gebeyey garoonka ciyaaraha ee magalada baydhabo.

Tartankaan banooniga ayaa waxaa taaba gelinaayey mashruuca bar ama baroy waxaana fulinaayey cururka dhalinyarad konfur galbeed waxaana uga danbeynta tartanka isuga soo harey iskuulaadka kala ah Al Hidaaya iyo Al hilaal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here