Tartan Ciyaareed looga Magaca darey Is-dhexgalka Bulshada Oo Beledxaawo lagu soo gabagabeeyey

0
75

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tartan ciyareed looga magaca darey tartanka isdhaxgalka bulshada ayaa waxaa lagu soo geba gebeeyey degmada baladxaawa ee gobolka gedo ,waxaana uu tartankaan u dhaxayey 16 naadi oo ka tirsan kooxaha xeerka 1aad ee degmada beladxaawo ayaa waxaa soo qaban qaabiyey xiriirka kubada cagta ee degmada.

Geba gebadii ciyarta ayaa waxaa ciyaar kulul ay ku dhaxmartey garoonka naadiyada kala ah dhabad iyo bucbuc waxaana ay guusha racadey naaqdiga buc buc ee ka dheela heerka 1aad ee isarareebka degmada.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here