Maamulka Degmada Baydhabo Oo lagu bogaadiyey Horumarinta Adeegyada Bulshada

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Ahna duqa Magalada Abdullahi Ali Watiin Ayaa Xarunta Dowlada Hoose ee Degmada ku so dhaweeyey Latiliyaasha Madaxweynaha Dowlada KG Wuxuuna ugu Warbixiyey Howlaha Maamulka Degmada Baydhabo iyo Qaabka ay u shaqeyaan

Gudoomiyaha iyo Madxda Ayaa Soo kor meerey Dhamaan Xafiisyada Guud ee Dowlada Hoose waxayna la kulmeen Agaasime Waaxeedyada Dowlada Hoose iyo Shaqaalaha Xafiisyada ka shaqeeya Latiliyaasha Ayaa xogwareystey Madaxda iyo Shaqaalaha Xafiisyada ka shaqeeya waxayna ka dhageysteen Howlaha Maalinlaha ah ee Bulshada ay u haayaan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahy

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here