Taliska Taraafikadda Degmada Baydhabo Oo Soo saaray Awaamiir ka dhan ah Gaadiidleyda.

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Mudooyinkii U dambeeyey Waxaa Magaalada Baydhabo Ku Soo Badnaayey isku Dhaca Shilalka Gadiidka Nocyadooda kala duwan ee Inta Badan Isticmaala Wadooyinka Magawlada Baydhabo ayidoona Qaar ka Mid ah Gaadidkaasi aanan Laheyn Muraayada haadka ama Aan isticimaalinba ,Waxeyna Arintaasi inta Badan ay Sababta Dhibaatooyin Naf Iyo Maalba Leh.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here