Taliska Qeybta 60aad Ee Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed oo Biyo Dhaamin Usameeyey Qoysaska Danyerta ee Ku Nool Duleedka Magaalada Baydhabo.

0
298

Taliska Qeybta 60aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Maanta Biyo Dhaamin usameeyey Qoysas Danyerta ah Ee ku nool Kaamamka Ku yaala Duleedka Magaalada Baydhabo kuwaas oo ka soo Barakacay Abaaraha Iyo Biyo Yerida Ka Jirta dalka gaar ahaan Deeganada Koonfur Galbeed.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here