Taliska Ciidanka Daraawiishta Maamulka Khaatuma Oo lagu wareejiyey Solaro.

0
18

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dhalinyarada Reer SSC Khaatuma ah oo si iskood ah isku Xilqaamay ayaa Agabyo kala duwan oo ay kamid yihiin Solarka gaadhsiiyay Taliska Guud Ciidanka Daraawiishta SSC Khaatumo.

Waxaa ay Dhalinyarada oo ka hadlay ay sheegeen in Howshan Mudo ku soo shaqeeynaayeen Tanna ay tahay Wajigii 1aad, iyadoo sidookle uga mahadceliyay Taliska Guud Ciidanka Daraawiishta SSC Khaatumo soo dhaweeyn tooda.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here