Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo Amar ku soo rogay Gaadiidleyda.

0
34

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Taliska Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa waxaa uu ka hadley in dhamaan degmooyinka gobolka banaadir iyo degaanada ku Hareereysan looga baahan yahay bulshada ku dhaqan in ay ka wada Shaqeyaan amaanka dalka gaar ahaan Caasimada dalka si Bulshada u daremaan Deganan Iyo Sugnaan Amni.

Waxaana Sidoo Kale Teliska Ciidanka Booliska si aad ah Uga Dheraadey In Daraawalada wada Baabuurta iyo Bajaajyada ka shaqeya degmooyinka Gobolka Banaadir looga baahanyahay in ay ku dhaqmaan awaamirka Uu soo saarey maamulka gobolka ay isla haysataan bajajtooda iyo Warqadihii saxda ahaa ee uu siiyey maamulka si amaanka uga noqdo Mid adag

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here