Taliska Ciidanka Booliska Gobolka Nugaal Oo soo Bandhigey dad Jaraayay dhir Qoyan.

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Sameynta dhuxusha iyo goynta geedaha qoyan ayaa ka mid ah waxaayabah laga mamnuucey dowlada goboleedka puntaland ayidoo qofkii la arka asigoo falkaasi gacanta kula jira uu maro Ciqaabo kala duwan ayaa Qaar ka mid ah dadka ku shaqeeysta dhuxusha ee jara geedaha qooyan ka dibna u suuq geeya magaalooyinka waxaa laga soo qabtey toga warweyn oo qiyaas ahaan u jira 6 kiilo miirtir magalada garoowe.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here