Taliska Booliska Soomaaliya Oo Soo saaray Awaamiir la xiriira maalmaha Ciidda.

0
47

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Taliska Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa Bulashaa la wadaagey in taliska ciidanka booliska soomaaliyeed uu udiyaariyey ciidan suga amniga caasimada maalmaha ciida awgeed.

Talis ayaa Bulashada ka dalbadey la shaqeynta Ciidanka Amaanka iyo in ay ku wargaliyaan waxkasta oo ay u arkaan in Amniga uusan u wanaagsaneyn

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan WadaniÂ