Taliska Booliska Baydhabo Oo Shaaciyay Lambarka Gaaban Lagala Xiriiri Karo.

0
83

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Shacabka iyo Booliska waxaa ka dhaxeeya xiriir aad u weyn oo dhanka wada shaqeynta ah madaama Booliska howlaha uu qabto ay u badan yihiin arimaha bulshada iyadoona Boolisku sidoo kale ay yihiin kuwo habdhaqanka wanaagsan ay baraan bulshada.

Xiriirka ugu horeeyo ee ka dhaxeeyo Booliska iyo Bulshada ayaa ah in ay ka wada shaqeyaan nabadda, xasiloonida degaanka iyo arimaha maxkamadaha.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here