Tababarka Xoojinta Horumarinta Caafimaadka Xirfadlayaasha Oo Muqdisho Lagu soo gabagabeeyey

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)munasabad lagu soo gabagabeeyey tababbarka Dufcadda 4aad oo ku saabsan Field Epidemiology Training Program (FETP) ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada muqdisho.

Dufcadda qalanjabisay ayaa ka kooban 24 qof oo ka mida shaqaalaha Wasaaradda Cafimaadka heerarkooda kala duwan kuwaas oo baranayey nidaamka ka-hortagga, sahminta, daraaseynta, xakamaynta cudurrada faafa, qiimeynta, maamulidda iyo hubinta tayada xogta.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here