Tababarka Mashruuca Marwa Caafimaad Oo Ka Bilowdey Degmada Dhoobley

0
50

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Caafimaadka Jubaland ayaa tababarka marwo caafimaad ka bilowday degaanka Dhoobley ee gobalka Jubada hoose iyadoona tababarka marwo caafimaad wax lagu baro dumarka kaasi oo lagu barto ka horutaga halisaha ku yimaada hooyada iyo dhalaankeeda.

Tababarka ayaa waxaa dah furay guddoomiyaha degaanka Dhooblay Xasan Cabdi Xaashi oo ay wehliyaan isku duwaha caafimaadka degaanka Dhooblay, iyo mas’uulin kale oo wasaaradda caafimaadka ka tirsan.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here