Tababare Zidane oo si RASMI ah u shaaciyey liiska 17-ka ciyaaryahan ee Real Madrid uu kala qeyb galayo kulanka Huesca

0
253

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Tababaraha kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayaa shaaciyay liiska 17-ka ciyaartoy ee uu ku shaqayn doono kulanka  horyaalka La Liga ay kula ciyaari doonaan naadiga Huesca

Zinedine Zidane liiska uu magacaabay xiddigihiisa Real Madrid uu ula safrayo kulanka ay barri booqan doonaan kooxda Huesca waxaa hoggaamineya xiddigaha Karim Benzema iyo Marco Asensio.

Laakiin taasi badelkeeda waxaan liiskan ku soo bixin oo ka maqan 6 ciyaartooy muhiim ah, kuwaasoo kala ah Sergio Ramos, Rodrygo, Federico Valverde, Lucas Vázquez, Eden Hazard iyo Dani Carvajal, sababa la xiriira dhaawacyo ay qabaan.

Haddaba halkaan hoose ka eeg liiska xiddigaha kooxda Real Madrid ay kala qeyb galayso kulanka Huesca ee horyaalka La Liga:-

Image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here