Tababar Xirfadooda Shaqo Kor Loogu Qaadayo Shaqaalaha Wasaarada Waxbarashada KG Oo Baydhabo ka Furmay.

0
189

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan waxaa uu socon doonaa mudo 5 naalmood ah, waxaana loo qabtay Haweenka ka shaqeeya Wasaarada Waxbarshada Hidadaha iyo Taclinta Sare KG kaasi oo noqon doona mid lagu Baranayo sidii Haweenka Door Wanaagsan uga qaadan lahaayeen Heerka Maamuliyaasha Iskuulada iyo Bahda Waxbarshada iskuulada KGS.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here