Tababar Tayada aqoonta shaqaalaha Isbitaalka Gobolka Bakool kor loogu qaadayay Oo Xudur Lagu soo gabagabeeyey

0
179

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababarkaan lagu soo gabagabeeyey Magaalada Xudur oo qabsoomidiisna iska kaa shadeen Wasaaradda Caafimaadka KG iyo Hay’ada Caafimaadka Aduunka ee WHO,Kaasi oo muddo 5 maalmood ah ka socday Magaalada Xudur, waxaana ka qeybgalay qaar ka mid ah shaqaalaha ka Howl gala Isbitaalka Gobolka Bakool.

Tababarka Ayaa waxa bixinayey dhaqaatiir Xirfadlayaal ah oo ka socday Wasaarada Caafimaadka, waxa uuna ku saabsanaa sare u qaadida tayada aqoonta shaqaalaha isbitaalka Gobolka Bakool iyo sida gargaar loogu sameeyo Xaaladaha deg dega ah.

Warkung waliba nig haaye Bishaar Mayow Muqtaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here