Tababar Sare Loogu qaadayo Fahamka Isbedelka Cimilada Oo Loo qabtay Ardeyda Jaamacada Koofurta Soomaaliya.

0
51

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Waxaa tababar ku saabsan barashada isbedelka cimilada loo qabtay ardada dhigata Jaamacada Koonfurta Soomaaliya ee Magaalada Baydhabo, waxaana Ujeedka tababarkan ahaa in sare loo qaado fahamka, xirfadda iyo cilmiga ee ku saabsan barashada isbedelka cimilada iyo deegaanka, iyada oo la abuurayo madal la isugu keenayo ardada, doodana loogu qabanayo si sare loogu qaado aqoontooda iyo xirfadooda ee muhiimka u ah adkeysiga iyo yareynta dhibaatooyinka ka dhasha isbedelka cimilada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Yusuf Hasyng

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here