Tababar looga hadlaayo Tilmaamaha Farsamooyinka Nadaafadda biyaha Oo Baydhabo Ka socda.

0
187

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Maalintii sedaxaad ayuu galey tababar looga hadlaayey tilmaamaha farsamooyinka biyaha iyo nadaafadda guud ahaan gobolada dalka.

Tababarka ayaa waxaa gacan ka wada geystey wasaaradda tamarta DFS, Hay’adda Unicef, waxaana qaban qaabadeeda Magaalada Baydhabo iska laheyd wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka biyaha kg.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here