Tababar Loo Qabtay Ardayda Wax ka barata Jaamacada Koonfurta Soomaaliya Oo Baydhabo Lagu soo gaba-gabeeyay.

0
145

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mudo labo maalin ah ayaa loo qabtay ardayda dhigata Jaamacadda Koonfurta ee Magaalada Baydhabo Tababar Ku saabsanaa Culuumta barashada Caafimaadka.

Tababarkaan ayaa waxaa bixinaayay macliniin aqoon U leh Tababarkaan iyadoo weli ay Ku jiraan maclimiin Laga Keeney Kenya.

Qaar kamid ah ardaydii ka qeyb gashay Tababarkaan ayaa ugu Mahad celiyay Maamulka Iyo maclimiinta siinaayay Tababarka iyadoona sheegey in tani ay ka qeyb qaadan doonto kor U qaadista aqoontooda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here