Tababar lagu xoojinayey xirfadaha Howlwadeenada Wasaaradaha KG Oo Baydhabo Ka Furmey

0
88

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Agaasimaha guud Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga & horumarinta dhaqaalaha Koonfur Galbeed Mudane Yakub Isak ayaa Magaalada Baydhabo ka daah-furay tababar lagu xoojinayey xirfadaha howlwadeenada wasaaradaha Koonfur Galbeed kaasi oo iska kaashanayaan Wasaaradda Qorsheynta Koonfur Galbeed Iyo Wasaaradda Qorsheynta Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here