Tababar Lagu Baranayo Xuquul Aadanaha oo degmada Doolow Lagu qabtay.

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowladda Jubbaland ayaa Magaalada Doolow ee Gobolka Gedo ka daahfurtay Tababar lagu baranayo Xuquul Aadanaha.

Madasha ayaa Waxaa goobjoog ahaa Xilldhibaano ka tirsan Baraalamanka Juamuuriyadda Fadaralka Somaaliya, Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul insaanka Jubbaland, Wasiirka Amniga Gudaha Jubbaland, Mudaneyaal ka tirsan Golaha Wakiilada Jubbaland, Maamulka Gobolka Gedo, Kan degmada Doolow iyo Qaybaha Kala duwan ee bulshada ku nool degmada Doolow.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here