Tababar lagu baranayo Xalinta Khilaafaadka Oo loo qabtey Bulshada Dhoobley

0
20

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Tababar lagu baranayo Xalinta Khilaafaadka iyadoo la adeegsanayo Xirfadaha Wadahadalka aan xanafta laheyn kaas oo socon doona muddo saddex cisho ah ayaa loo qabtay qaybaha kala duwan ee Bulshada iyo laamaha Dawladda ee degmada Dhoobley oo ay ka mid yihiin, Odayaasha dhaqanka, Haweenka, Dhalinyarada, aqoonyahanka, Garsoorka, Booliiska iyo maamulka Degmada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here